Taysiir Axkaamu Tajwiid

"Taysiir" macnaheedu waa "fududeyn." Manhajkan waxaa loogu talagalay inuu u fududeeyo ardayda barashada axkaamta Tajwiidka, isagoo ka dhigaya kuwo la fahmi karo iyadoo la adeegsanayo tusaalooyin cad cad oo laga soo qaatay aayaadka Qur'aanka Kariimka ah. Maxaad ku baran doontaa Manhajkan?

If you can’t apply all the rules yet, don’t worry. Start with Makharij (places of letters) and Sifaat (characteristics of letters). taysiir axkaamu tajwiid